Featured

Wiilal Soomaali ah oo taariikh ka dhigay ciyaarihii Olimbikada ee Tokyo

Thanks! Share it with your friends!

You disliked this video. Thanks for the feedback!

Added by somalinews
7 Views
Abdi Nageeye oo u ordayey Netherlands ayaa taariikh ka dhigay ciyaarihii Olimbikada ee Tokyo kadib markuu sugay Bashiir Abdi oo u ordayey Belgium, labada orodyahan waa Soomaali, dhiigu biyo maahan.
Category
Somali News

Post your comment

Comments

Be the first to comment